Xukuno kala duwan oo lagu riday askar lagu eedeeyay dil iyo Kufsi (Daawo Sawirada)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo xabsi ku riday askar katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya oo lagu helay dil iyo kufsi loo geestay gabar Soomaaliyeed. Maxkamada ayaana lasoo taagay Sadex Askari oo  lagu kala Magacaabo Xidigle xooga Nuur Aadan Rashiid, Saddex Xerigle Maxamed Maxamuud Buulle & Dable Salaad Xareed … Continue reading Xukuno kala duwan oo lagu riday askar lagu eedeeyay dil iyo Kufsi (Daawo Sawirada)